Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Shiikh Shariif oo ku Eedeey Dowladda Diidista Lacagta Shilin Somaliaga ah
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 05 2008
Shiikh Shariif oo ku Eedeey Dowladda Diidista Lacagta Shilin Somaliaga ah
Written by Ali Moallim   
Monday, 05 May 2008

Qahira, (insidesomalia.org) - Gudoomiyaha isbeheeysiga dib u xureeynta Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowalada KMG ee Soomaaliya in ay ka danbeeyso dhibaatada shacabka Lagu hayo ee diidista lacagaha Shilin Soomaaliga.ah

Shiikh Shariif Shiikh Axmed Gudoomiyaha Isbeheeysiga dib u xureeynta Soomaaliya oo maanta u waramayay Saxafada Gudaha, isagoo ku sugan Magaalada Qahira ee Xarunta Dalka Masar ayaa Masuuliyada diidista Lacagaha duuga ah ee shilin Soomaaliga iyo qaadashada lacagaha faalsada ay ka danbeeyso Dowladda Soomaaliya.

“ Nimanka u sheganaya Dowladda iyo Gumeeysiga Shacabka Soomaaliyeed dhibaato weeyn ayeey gaarsiiyeen waxaa la soo daabcday lacgo been abuur ah oo la doonayo in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed” ayuu Yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Hadalka Shiikh Shariif ayaa ku soo beegmaya xili maanta uu Magaalada Muqdisho uu ka dhacay Banaabixii ugu weeynaa waligeed ee looga soo hor jeedo kala sooca lagu hayo Shilin Soomaaliga,kaasi oo aysan soo agaasimin cidna, isla markaana Sababay in ay xirmaan dhamaan adeegyadii Bulshada ee Magaalada Muqdisho. sida Ganacsiga,isku socodka Gaadiidka iyo Dadka.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >